Wasiir lagu dilay Jowhar

Madaxweyne Waare ayaa maalmo kahor xilka u magacaabay, waxaana caawa lagu toogtay gudaha magaaladda Jowhar, oo uu ku shaqeeyo Maamulka HirShabeelle.

Warar Keydmedia Online
Wasiir lagu dilay Jowhar

Wasiirkii Beeraha Maamulka HirShabeelle, C/qaadir Abuukar [Karaani], ayaa caawa salaadii cisho kadib lagu toogtay magaaladda Jowhar ee Caasimadda gobolka Shabeellaha Dhexe.

Fahfaahin, kala soco KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.
    Warar 14 September 2020 23:49

    Keydmedia Online ayaa waxaa soo gaartay nuxurka Shirka Muqdisho ee Dowladda Federaalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo goor dhawayd lagu soo kala dareeray maalinkii Labaad.