Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Galmudug ayaa sheegtay inuu socdo baaritaan ku saabsan cida ka dambeysay weerarka, iyadoo Maanta la helay labo Sarkaal oo la waayay shalay.
MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Wasiirrada xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dil wadareedka Saraakiisha Militeri shalay loogu geystay duleedka degaanka Balanballe ee gobolka Galgaduud.
Wasiiradda ayaa tacsi ugu diray ehellada lixdii sarkaal ee la dilay, waxayna falkaasi ku tilmaameen mid laga xumaado, iyadoo uu socdo baaritaanno xoog leh oo lagu soo qabanayo kooxihii falkaas geystay, si caddaaladda loo horkeeno.
KEYDMEDIA ONLINE
Dadkii Farmaajeysnaa 2017 waxay eedeen taageeradoodii, oo ay ka dhaxleen hogaan xun, musuq-maasuq, xad-gudub iyo kaligii-talisnimo.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments