UK oo qorsheyneysa inay jarto Gargaarka ay siiso Soomaaliya
Wasiirro ka tirsann Xukuumadda oo ka soo jeeda Maamuladda Galmudug, HirShabeelle iyo Gobalka Banaadir iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa kulan gaar ah uga socdaa Magaalada Muqdisho.
MUQDISHO, Soomaliya - Wasiiradaan ka tirsan Xukuumadda Rooble Rogane ayaa galabta hoygiisa ku booqday Cali Mahdi Maxamed, iyagoo kala hadlaya xaalada dalka iyo sidii loo abuuri lahaa jawi deggan loogana fogaan lahaa inuu waddanku galo qalalaaso amni.
Cali Mahdi ayaa hore u sheegay haddii uu Farmaajo isku dayo inuu boobo doorashada dalka uu lasoo bixi doono qoray cad oo guriga u yaalla isla markaana uu Farmaajo dalka ka badbaadin doono.
KEYDMEDIA ONLINE
Ra’iisul Wasaare Boris Johnson ayaa lagu dhaleeceeyay inuu 4 billion oo dollar ka jaray miisaaniyadda sanadlaha ee gargaarka dibadda.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments