Deni: Fahad Yaasin waa in la badalaa hadii ay doorasho dhaceyso
Mudadii ay halkaasi ka socotay colaada ayaa waxaa ku geeriyooday dhawr qof iyadoona kuwa kale ay ku dhaawacmeen isla markaana dad badan ay ku barakaceen colaada labada beelood u dhaxeysa.
Waxaa la qorsheynayaa in khamiista barri ah ay bilaabato waa waan horudhac ah oo wax garadka labada dhan ay kula kulmayaan beelahooda kadibna gogal balaaran oo xal looga gaaray colaada raagtay leysugu imaan doono.
Waxaa degaanada labada beel ay ku kala abtirsadaan iminka ku sii qol qolaya odayaal iyo aqoonyahano ku abtirsada halkaasi, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in maamulka Galmudug ee koonfurtka Galkacyo uu gacan ka geysan doono xalinta arimahaasi.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments