Weerar hoobiye oo lagu qaadey Baydhabo

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in madaafiicdu ay ku dhaceen banaanka magaalada, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Warar Keydmedia Online
Weerar hoobiye oo lagu qaadey Baydhabo

MUQDISHO, Soomaaliya - Al-Shabaab ayaa dhowr hoobiye ku garaacay magaalada Baydhabo, ee xarunta gobolka Baay halkaasi uu ku shaqeeyo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, oo ay ilaaliyaan Ciidamada Itoobiya.

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in madaafiicdu ay ku dhaceen banaanka magaalada, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.