Weerar ka dhacay degmada Wanlaweyn

Guddoomiye ku xigeenkii degmada Wanlaweyn ee ee dhanka maamulka iyo maaliyadda ayaa Caawa lagu dilay gurigiisa.

Warar Keydmedia Online
Weerar ka dhacay degmada Wanlaweyn

Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday guriga Koosto oo uu dhaawac kasoo gaaray Qaraxyo uu u dhintay. 

Weerarka ayaa sidoo kale la sheegay in ay ku Dad kale oo guriga la joogay oo ay ku jiraan ilmahiisa.

Faahfaahin kala soco Keydmedia Online

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.