Weerar Muqdisho ka dhacay iyo Daacish oo sheegatay

Saddex askari ayaa ku dhaawacmay weerarka, iyadoo lagu qabtey nolosha mid kamid ah dableyda hubeysan ee katirsan Daacish.

Warar Keydmedia Online
Weerar Muqdisho ka dhacay iyo Daacish oo sheegatay

MUQDISHO, Soomaaliya - Saddex askari ayaa ku dhaawacmay is-rasaaseyn khasaaro geysatay, oo u dhaxaysa Ciidamada DF iyo Daacish oo ka dhacday Muqdisho shalay.

Daacish ayaa qoraal ay soo bandhigtay baraha bulshada ku sheegatay mas'uuliyadda weerarka oo ka dhacay Suuqa Xoosh, ee degmada Dharkeenlay halkaasoo Ciidamada dowladda ku leh bar Koontarool.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.
Warar 1 December 2020 7:57

Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.