Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Qaraxaan oo ka dhacay meel ey Askarta TFG-da si xoogan u ilaaliyaan ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa waxaa lala eegtay xarunta dambi baarista oo kasoo horjeeda wakaaladii hargaha iyo saamaha oo horay iyadana loola beegsaday Qarax ay ku dhinteen dad kabadan 70 qof.
Wararka waxa ey sheegayaan in gaarigu ahaa gaari ay horay u soo qabteen ciidamada ammaanku oo dhex yaallay gudaha xarunta dambi baarista.
Dad badan ayaa ku dhinteen Qaraxa laakiin ilaa hada lama oga Qasaaraha ka soo baxay Qaraxaasi.
Faahfaahin fillo dhawaan
Add comment
Comments