Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Dukaanka la weeraray ayaa waxyeelo dhaawac ah wax ay ka gaartay Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Abshir Cumar Bandaas, “Afar xabadood ayaa dhanka caloosha iyo feeraha iiga dhacday, iminkana waxaan dareeayaa xaalad aad u daran” ayuu yiri Mr Bandaas oo aan la kulmay.
.Isbuucan bilowgiisii ayeey aheyd markii gobalka Baal ee Koonfurta Dalkaasi lagu dilay afar qof oo Soomaali ah iyagoo ku sugan Dukaan weerarkaani ayaa dhacay xili habeen ah .
Ciidamada Booliska koonfur Afrika oo iyaga u muuqda kuwa taageersan falalka isir naceybka ku dhisan ee Soomaalida lagula kaco ayaanan isku dayin in ay wax tilaabo ah oo lagu daryeelayo Soomaalida in ay qaadaan.
C/xakiin Ibraahim Cawaale
www.keydmedia.net
Add comment
Comments