Sidee ku billowday dagaalka Muqdisho?
Mudadii uu socday Bandowga ayaa waxaa lagu xirxiray shacab tiradooda ay gaareyso ilaa 50 ruux oo u badan dhalinyaro Soomaaliyeed kuwaa oo loo taxaabay saldhiga booliska Degmada.
Bandowga lagu soo rogay degmada X/weyne ayaa ka danbeeyay kadib markii qaraxyo soo laa laabtay ay ka dhaceen degmadaasi mudooyinkii ugu danbeeyay, waxaana xubno ka tirsan maamulka degmada ay sheegeen in howl galada ay socon doonaan tan iyo inta laga xasilinayo ammaanka guud ee degmada X/weyne.
Safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay in dad gaaraya 20 qof ay ku dhimatay dagaalka Muqdisho, inkastoo macluumadka ay Keydmedia Online haleysa sheegaya in ku dhawaad 60 qof ay ku dhinteen.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments