Labo kamid ah qodobada ugu waaweyn fashilka Farmaajo
Labada garab ayaa la sheegay in ay ku kala sugan yihiin gudaha iyo duleedka Degmada isla markaana mid walba dhankiisa uu wado dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah dhanka kale oo uu ku doonayo inuu meesha uga saaro.
Goobjoogayaasha deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in isu hub gurasho iyo saan saan ciidan oo balaaran la dareemayo walow aanu jirin dagaal toos ah oo hada u dhaxeeya labada dhan.
Kol hore ayaa Gobala badan oo ka tirsan Dalka kadib markii ay isku afdhaafeen labada dhan waxa ay ku biya shubatay in ay hal magac wada qaataan misna laga saaro meesha mid ka mid ah awoodaha hubeysnaa.
www.keydmedia.net
Add comment
Comments