Taaliye Saadaq John oo is hortaagay fadhigii Baarlamanka
Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Cali Ciid, ayaa la kulmay ganacsatadii ku hanti beeshay dabka, isagoo u rejeeyey soo kabasho degdeg ah iyo badal kheyr qaba.
DHUUSAMAREEB, Soomaaliya - Dab khasaaro gesytay ayaa Maanta oo Arbaco ah ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Dabka ayaa waxuu markii hore ka bilaawday kaalin Shidaal, waxuuna ku fiday goobo Ganacsi oo ku dhegan, iyadoo gurmad ay sameeyeen shacabka magaaladda lagu guuleystay in la demiyo, inkastoo ganacsato badan ku hanti beeleen. Dhuusamareeb oo ah Caasimadda Galmudug, kana jiro ganacs sii kobcaya ayaan lahayn hal dab-demis.
KEYDMEDIA ONLINE
Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Benaadir Saadaq John ayaa si buuxda u caddeeyay inuu is hor taagay fadhigii maanta ee Golaha Shacabka BJFS ay ku lahaayeen xarunta Villa Hargeysa
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments