Xasan Sheekh oo lagu rasaaseeyay Muqdisho

Rasaasta waxaa ku furey kolonyada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ciidanka Asluubta ee ku sugan nawaaxiga Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Warar Keydmedia Online
Xasan Sheekh oo lagu rasaaseeyay Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaa goordhaw magaaladda Muqdisho lagu weeraray Xasan Sheekh Maxamuud, oo kamid ah Midowga Musharixiinta Soomaaliya.

Rasaasta waxaa ku furey kolonyada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Ciidanka Asluubta ee ku sugan nawaaxiga Maxkamadda Gobolka Banaadir.

Lama oga sababta, waxaana al sheegay in Xasan Sheekh aan waxba kasoo gaarin rasaasta.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.