Xildhibaan lagu dilay Jowhar

Waa dilkii labaada oo Mas'uul katirsan HirShabeelle loogu geysanayo Jowhar saddexdii bilood ee ugu dambeeyay, iyadoo dhawaan lagu dilay magaaladda Wasiirkii Beeraha maamulka Waare.

Warar Keydmedia Online
Xildhibaan lagu dilay Jowhar

MUQDISHO, Soomaaliya - Xildhibaan kamid ahaa Baarlamaanka Maamulka HirShabeelle ayaa goordhaw lagu dilay magaaladda Jowhar, ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Nuur Xaashi Warsame, sida Keydmedia Online u xaqiijiyeen Xildhibaanno ay saaxiibo ahaayeen. Lama oga cida dishay, balse wuxuu imaanayaa falkan, iyadoo dhawaan lagu dilay magaaladda Wasiirkii Beeraha HirShabeelle.

Fahfaahin kala soco bogga KON.

KEYDMEDIA ONLINE

Commenting is not available in this channel entry.