Xildhibaan Sheegay in go’aankooda aan laga hadli Karin

MUQDISHO(KEYDMEDIA) Xildhibaan Saleebaan Max’ed Ibraahim oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka shariif xasan ayaa sheegay in go’aanada qaladan ee ay Baarlamaanka gaaran cidna aanay ka hadlin Karin.
Warar Keydmedia Online
Xildhibaan Sheegay in go’aankooda aan laga hadli Karin

“Baarlamaanka sax iyo qalad wixii uu gaaro cid ka hadli karta ma jirto waayo waa halkii cid walbaa oo kalsooni doon ah ay iman laheyd, marka maba jirto  cid dhaliili karta ama ka hadli karta go’aanada aan gaarno sida ay doonaan ha ahaadeene” sidaa waxaa saxaafadda u sheegay saleebaan Max’ed Ibraahim.

Tani ayaa waxa ay muujineysaa  in xildhibaanada Baarlamaanka aanay aqoon wanaagsan u laheyn waxyaabaha qaladan ee ay ku dhaqaaqayaan.

www.keydmedia.net




Warar 25 November 2020 19:57

Madaxweynaha ayaa ku fashilmay siyaasadda, hirgelinta Federaalka, amniga iyo qabashadda doorasho qof iyo qof ah oo uu balan-qaadey markii la doortay 4 sano kahor.