Xildhibaanada BF oo kadib ridistii Khayre kulmaya

Villa Soomaaliya ayaa jeebka u buuxisay Xildhibaanada, iyadoo u adeegsatay ridistii Xukuumadda oo hogaaminayay Xasan Cali Khayre bishii July 25.

Warar Keydmedia Online
Xildhibaanada BF oo kadib ridistii Khayre kulmaya

MUQDISHO, Soomaaliya - Gollaha Shacabka ayaa Maalin berri ah yeelanaya Kulankii ugu horeeyay tan iyo bishii lasoo dhaafay markii la riday RW Xasan Cali Khayre, oo Farmaajo u arkay inuu khatar ku yahay qorshihiisa mudo-korarsiga.

Kulanka ayaa ka dhici doono xarruunta Villa Hargeysa, iyadoo agendahu yahay akhrinta 1aad Hindise sharciyeedka adeegyada Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed iyo khrinta 2aad ee Sharciga Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

KEYDMEDIA ONLINE

    Commenting is not available in this channel entry.