Yaa yiri: “Garowe wa Nabad!”

Muqdisho (Keydmedia) - Xildhibaano ka soo jeeda Gobalada Bari iyo Nugaal ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in Magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland xiligaan ay tahay mid aan amnigeeda leysku haleyn karin.
Warar Keydmedia Online
Yaa yiri: “Garowe wa Nabad!”

Max'ed Max'ud Weekiyo oo ka mid ah xildhibaanada ku abtirsada deegaanadaaasi ayaa waxa uu hoosta ka xariiqay in xaalada garowe iyo Boosaaso ay tahay mid soo xumaaneysa oo ay ku nabad gali la yihiin shacabka Soomaaliyeed.

 

Waxa uu ku sheegay talaaba aan sax aheyn qorshaha Mahiga uu ku doonayo inuu shir ugu qabto Garowe isagoona hoosta ka xariiqay halisa ammaan oo badan in ay halkaasi jiraan.

Keydmedia.net