Egypt releases Somalia girl who killed driver for attempted rape
Muuri, Km50, Yaaqdoomaar, Leego iyo deegaano kale oo ka tirsan gobalka ayaa ka mid ah goobaha sida weyn abaarta looga dareemay, waxaana xoola dhaqatada ay sheegayaan in dhibaato xoog leh iminka ay wajahayaan.
Abaartan ayaa loo sababeeyay roobki oo ka soo dib dhacay xiligiisii, iyadoona deegaanadaasi aanay aheyn kuwa hela biyaha Wabiga Shabeelle maadaama ay ku yaalaan juquraafi ahaan gooba ka fog jiinka wabiga.
Marka laga soot ago gobalka Sh/hoose wsxaa kaloo abaarahan si weyn looga dareemay gobala kale oo ka tirsan Dalka, waxaana dhawaanahanba si weyn u soo kordhayay qeyla dhaanta la xiriirta roob doonta ee ka soo yeereysa shacabka Soomaaliyeed.
Add comment
Comments