NISA oo baaraysa Lacag Mucaaradka Garoonka uga soo degtay
Maxkamadda Ciidanka ayaa dhawaan toogasho ku fulisay saddex xubin oo Al-Shabaab kamid ahaan jiray, kuwaasoo uu ku jiray Macalinkii Dilaagga noqday ee Ilkacase.
MUQDISHO, Soomaaliya - Maxkamadda Ciidanka DF ayaa saakay ku dhawaaqday inay xukuno dil toogasho ah ku riday labo xubnood oo kamid ahaa Al-Shabaab, kuwaasoo lagu helay dembi ah inay ku dileen Muqdisho 2019 saraakiil Ciidan.
Labadan oo lagu kala magacaabo Cumar Aadan iyo Cabdulle Axmed ayaa sugaya in tiirka la geeyo, iyadoo laga dama-gayn doono saaxiibadoodii horey loo toogtay oo ugu dambeeyay saddex uu kamid ahaa Ilkacase, Macalinkii dilaagga oo dhawaan la dilay.
KEYDMEDIA ONLINE
Ciidamada ayaa ku jira xiligan qeybta Cargo - Xamuulka diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde kadib markii ay heleen xogta ku saabsan in Mucaaradka Lacag u timid.
Copyright © 2021 Keydmedia | All rights reserved.
Designed with ♥️ by 7odobo.
Add comment
Comments