Xulka Egypt oo ka mid noqday 10-ka xul ee dunida ugu wanaagsan

Sports(Keydmedia) Xulka qaranka Dalka Egypt oo ka mid ah xulalka qaaradda afrika ayaa lagu dhex arkay liiska qiimeyta 10-ka xul ee dunida ugu wanaagsan
Warar Keydmedia Online
Xulka Egypt oo ka mid noqday 10-ka xul ee dunida ugu wanaagsan

Xulka qaranka ee Dalka Spain ayaa heysta oo aan laga loodin horyaalnimada xulka ugu wanaagsan caalamka iyadoona xulalka Netherlands iyo Brazil ay wali ku jiraan kaalmaha 2-aad iyo 3-aad

Xulka qaranka ee dalka Ruushka oo horay uga mid ahaa 10 xul ee dunida uga wanaagsan ayaa iminka baroosinka dhigtay kaalinta 13-aad halka Egypt ay isku hubsatay kaalinta 10-aad.

Darajadan wanaagsan ee uu gaaray xulka Masar ayaa waxa ay magac wanaagsan u tahay qaarad weynta Afrika oo inta badan la liido.

www.keydmedia.net