Warbixin Keydmedia Online | 12 September 2021

Todobaadkan waxaa isbedeshay siyaasadda dalka, iyadoo khilaaf iyo is-jiid-jiid uu ka dhex-qarxay Farmaajo iyo Rooble, iyadoo Fahad laga qaadey xilka taliyaha NISA, warbixinta Todobaadlaha kala soco Macluumaad dheeraad ah.

Waa Kuma Yaasiin Fareey?

Warbixin Keydmedia Online | 8 September 2021

Nin aan laheyn tacliin waxbarasho, ama xirfad askarinimo, oo saaxiibadiis ay ku tilmaamaan "Nin aan caqli badneyn oo aan isqeybin karin", hadaba waa kuma ninkaan uu Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee Farmaajo ka dhigtay Agaasimaha Hay'adda ugu awooda badan Soomaaliya? Waa Warbixinta KEYDMEDIA. 

Weather Mogadishu, SO

scattered clouds 25°C scattered clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Todobaadkan, wuxuu ahaa Todobaad loo dabaal-degay Maalmihii xoriyadda, maadaama uu deraan wadaniyad jiro, dadku waxay iftiinka dowladnimada ka arkeen meel fog, Macluumaadkii ku dhaafay oo rogaal celis ah, ka akhriso Warbixinta Todobaad-laha Keydmedia Online.

Baaritaan KON: Magacyadda Xubnaha aan laga saarin gudiyadda doorashadda

Warbixin Keydmedia Online | 29 June 2021

Keydmedia Online ayaa waxay baaritaan ku sameysay sida uu Xafiiska RW Rooble u maareeyay turxaan-bixinta Gudiyadda doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Gobolka. Inkastoo laga saaray dhalinyarro badan oo kamid ah taageerayaasha Farmaajo, hadana liiska waxaa ka muuqda 33 Magac oo hore ugu jiray.

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 27 June 2021

Todobaadkii tagey, waxaa Soomaaliya ka dhacay falal amni darro oo aad u badan, iyadoo siyaasadduna ahayd mid isha lagu wada hayo xafiiska RW Rooble oo ka socdaan howlaha doorashooyinka, kala soco Macluumaad badan warbixnta Todobaad-ka Keydmedia Online. 

Qabyaaladeynta Farmaajo Iyo Naas Nuujinta Jufadiisa

Warbixin Keydmedia Online | 24 June 2021

Baariitaan ay Keydmedia Online sameysay ayee waxey ku ogaatay in Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu dib usoo celiyay naas-nuujin iyo nin-tooxsi lagu bartay Rajiimkii Maxamed Siyaad Barre, wuxuuna Farmaajo xilal badan u dhiibay si sharci darro ah dad ay isku heyb yihiin, tani waa qeybtii koowaad ee Warbixinta. 

Hab-dhaqanka Maafiyada ee Farmaajo

Sun, Soor ku bedello

Warbixin Keydmedia Online | 23 June 2021

Heshiiska Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya, ay isku dhaafsanayaan mid ka mid ah kheyraadka ugu fiican ee Soomaaliya leedahay (Kalluunka) iyo Sunta Itoobiya (Qaadka), ayaa ah mid qar iska tuurnimo ah, oo lamid ah qaab dhaqanka maafiyadda. 

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 20 June 2021

Xaaladda dalka meel adag ayay maraysaa, oo kala guur siyaasadeed, waxaana isha lagu wada hayaa Rooble, uga bogo Macluumaadkan iyo kuwa kale warbixinta dhacdooyinka Keydmedia Online.

Doorasho suurtagal ma tahay?

Warbixin Keydmedia Online | 19 June 2021

Doorashada waa sisilado is daba yaalla. Howlo badan ayaa ka sokeeya. Si howlahaas loo qabto waa in la helaa wadashaqeyn dhab ah iyo tanaasul badan. Hadaba ma jirtaa wadashaqeyntaas, maxaase dib u dhac ku keeni kara doorashada, waa Warbixinta KEYDMEDIA ONLINE. 

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 13 June 2021

Todobaad kasta Soomaaliya waxay u tahay bog cusub oo Taariikhdeeda geedi socodka nabada iyo dowladnimada kamid ah, ka akhriso wixii ku dhaafay Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka Keydmedia Online.

Somaaliya waxey u baahantahay koronto si ay u horumarto

Warbixin Keydmedia Online | 11 June 2021

Soomaalidu nolol kama samenkarto ilo tamereedyada kala ah dabeysha, qoraxda iyo xaabada balse waxey u baahanyihiin ilo tamaredyo caadi ah (conventional energy), tani waa qormadda Jimcadda ee arimaha Bulshada, Diinta & Suugaanta ee Keydmedia Online. 

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 6 June 2021

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid dhegaha shacabka ay maqleen akhbaar farxad ah kadib markii Rooble aqbalay inuu xubnaha NISA ka saaro gudiyadda doorashooyinka, kala soco macluumaad kala Warbixinta dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Dhacdooyinka Todobaadka ee Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 30 May 2021

Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid u baxay Soomaaliya ileys ifiyay tubta doorashadda, waxaana heshiis taariikhi ah laga gaarey Khilaafkii mudada dheer soo jiitamayay, uga boqo macluumaad badan warbixinta dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.

Albaabka siyaasadda oo ka xirmay Farmaajo

Warbixin Keydmedia Online | 29 May 2021

Afar sano oo sharci ku tumasho, sharaf dilid, musuqmaasuq, ku tagrifal awoodeed iyo dibin-daabyo siyaasadeed ah, ugu dabanbayn Madaxweynihii ugu habdhaqanka liitay ee taariikhda soo mara Soomaalaya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, wuxuu ku soo dhamaaday labo darbi dhexdood, waxuuna daawade ka yahay sida ay dalka iyo doorashooyinka soo socda u maamulayaan hoggaamiyayaashii uu codowga ku sifeeyay si uu saldanada ugu sii fadhiyo.

Halkay ku danbeeyeen xulufadii Geeska Afrika?

Warbixin Keydmedia Online | 25 May 2021

Hoggaamiyayaasha Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea, ayaa bartamihii sanadkii 2018, ku dhawaaqay is-kaashi dhex maraya Saddexda waddan, kaas oo salka ku hayay arrimo siyaasadeed, hayeeshee, Jilaayaashu ku sheegeen, isku xirka xaaladda amni iyo kobaca dhaqaalaha dalalkan.

Siyaasadda Shaqo-abuurka Dhalinyaradda ee N&N oo fashilantay

Warbixin Keydmedia Online | 24 May 2021

Madaxweyne walba marka uu muddo xileedkiisa dhammaado, waxaa lagu qiimeeyaa xukunkiisa muxuu u qabtay dalkiisa iyo dadkiisa, wuxuuna ka galayaa taariikhda meel wanaagsan ama baal madow, Farmaajo baal madow ayuu ka galay taariikhda wuxuuna dhalinyarro badan ku qasbay tahriib. 

Dhacdooyinka Todobaadka Soomaaliya

Warbixin Keydmedia Online | 23 May 2021

Todobaadkan waxaa jiray dhacdooyin siyaasadeed iyo kuwa amni intaba, balse waxaa aad isha loogu hayay shirka arrimaha doorashadda, kala soco Macluumaad dheeraad ah Warbixinta Todobaad-laha, ee Keydmedia Online.