Video: Yoweri Museveni oo la kulmay General Caydiid iyo Madaxdii SNA // 1992 // Daawo

DAAWO VIDEO CUSUB - Film-Documentary-gaan Qaaliga ah oo kamid ah Barnaamijka "Keydmedia History Clips" Waxaa loola jeedaa in wax laga barto Taariikhda Soomaaliya.
Maqaallo Keydmedia Online
Video: Yoweri Museveni oo la kulmay General Caydiid iyo Madaxdii SNA // 1992 // Daawo

Badanaa Dadku waxey isla dhexmaraan Warar aan sugneyn iyo Dhacdooyin aan Jiritaankooda la xaqiijin karin oo inta badan ku dhamaada kutiri-kuteen sidaas bey Aheyd, sidaas baan maqlay, sidaas baa la yiri iyo Anaa joogay ee saas ma aheyn. Kadibnah Qofwalba wuxuu u fasirtaa Sida asagu uu jecelyahay, asagoo ku faanaya "Xaqiiqadu waa sida aan Anigu wax u arko".

Hadaba Taariikhdu Adigaa ku nool ee ayadu kuguma noola. Adiga ayaa waxaa u baahantahay in aad ogaatit Shalay maxaa dhacay, si aad Waaya




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.