Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Waxaa Wareysigaan qaaday oo Keydmedia Online soo gaarsiiyay Abwaan Mahdi Ismaaciil.
Suugaanta Soomaalida waa mid mug weyn oo muddo dheer soo jirtay, waxay ka kooban tahay qaybo badan oo kal duwan, intaasi waxaa u sii dheer Af Soomaaliga oo ah mid murti iyo macaan dheeri leh.
Gabayga oo ka mid ah waxyaaabaha ay bulshada Soomaalidu si aad ah u xiisayso ayaa waxaa qayb weyn kaga jira dadka Gabooyaha ama Midig maalka ah. Waxay lahaayeen murti aad u taya saraysa oo dhaxal awoow ah, waxayna dadkii hore ee sida aadka ah u yaqaanay ay oran jireen "Ga
Add comment
Comments