Axmed Cumar Jees: “Haraadigi Siyaad Barre ayaa Wadanka Qalalaaso galiyay!” - Video

DAAWO VIDEO CUSUB - (Keydmedia Online Exclusive) - Daawade Halkaan waxaan kugu soo Bandhigeynaa Documentry-gaan oo Qayb kamid ah Barnaamijka Keydmedia History Clips, waana Muhim inaad ogaatit Marxaladaha kala duwan ee Dalkaagu soo maray. Dhacda kasta uma dhicin sida adigu aad dooneysay.
Maqaallo Keydmedia Online
Axmed Cumar Jees: “Haraadigi Siyaad Barre ayaa Wadanka Qalalaaso galiyay!” - Video

Qeybtaan Keydmedia Online TV waxey kugu soo gudbineysaa Col. Axmed Cumar Jees oo ahaa Taliye ku xigeenkii Ciidamadda Gobolka Waqooyi-Bari ee Hargeysa 1990.

Axmed Cumar Jees wuxuu ka dhiidhiiyay kuna gacan seeray amaawiirtii General Morgan iyo Cali Samatar oo ey ku amrayeen inuu Xasuuqo Schacbiga Reer Hargeysa. 

Axmed Cumar Jees wuxuu noqday Xoghayaha guud ee Ururka SPM (Somali Patriotic Movement), wuxuuna isbaheysi la sameeyay Ururradii la Dagaalamayay Ragiimkii Maxamad Siyaad Barre ee SNM iyo USC.

Ciidamada SPN ee Axmed Cumar Jees Hogaaminayay waxey ka howlgaleen Bay & Bakool ilaa Ex-Kontroll Muqdisho. Markey halkaas yimaadeen kadib waxaa Ururadii Mucaaradka kala firdhiyay oo Qabiil u kala Qeybiyay Kooxdii Manifesto oo Mas




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.