Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Filinkaan wuxuu idinka Caawinayaa in aad Fahamtaan Shalay Maxaa dhacay? Yaa ka dambeeyay Jiitanka Coollaada Dabadheeraatay ee Dalka Soomaaliya ku habsatay? Seese wax u dhaceen?
Filinkaan waa Documentary, Documenti ah oo laga Qori karo Boqolaal Kitaab. Documentary-gaan wuxuu kuu sahlayaa Fahamka meesha Soomaaliya laga Asiibay.
Filimadii hore oo ey Keydmedia Online so saartay sida: Sulux, Manifesto & Dagaaladii Sokeeye ee Somalia - Top Secret Tape - Jen. Morgan “Waa Dagaal Daarood iyo Hawiye” - Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay! - 20 Sano kadib waxey Sugayaan Maxkamad, Magdhaw & Raali galin! - waxey Muujinayeen Kuwii Dambiga laga galay oo Codkoodii oo Original ah ku sheegaya sida loo galay iyo Cida geesatay Fal-Dambiyeedyada Bini
Add comment
Comments