Dalka Imisa Wasaaraddood ayuu qaadi karaa? Wasiira caynkee baase loo baahan yahay?

Cabdullahi Ibraahim — Waxaa maalmahan la hadal hayaa isku-shaandheyn lagu sameyn doono Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Ra'sul Wasaare Cabdi Wali Sheekh Axmed, isku shaandheyntan ayaanan la ogeyn waxa keenay waqtigan iyo ujeedada laga leeyahayba maadaama ay Xukuumadduba dhisan tahay muddo dhowr bilood ah.
Maqaallo Keydmedia Online
Dalka Imisa Wasaaraddood ayuu qaadi karaa? Wasiira caynkee baase loo baahan yahay?

Waxa ay rabtama ha noqotee, Waxa aan aaminsanahay in loo baahan yahay isku shaandheyn lagu sameeyo Golaha Wasiirada, Mmxaa yeelay, waxaa ka muuqda dhaliilo badan oo ay ugu horeyso xagga tirada iyo tayadaba tusaale ahaan, Xukumadda hadda jirta waxa ay ka kooban tahay 25 Wasaaradood,Tirada Wasaaradahaan ayaa ah runtii mid aad u badan marka aad fiiriso xaaladda dhaqaale ee uu dalku ku sugan yahay.
 
Hadaba Anigoo gudanayo waajib qaran Islamarkaana u naxayo dhibaatada ay ku jirto Umadda Soomaaliyeed dal iyo dibadba, Waxa aan isku dayi doonaa inta aan ku guda jiro qormadan inaan ka jawaabo labo su




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.