Draft-kii ugu danbeeyey ee Dastuurka - Keydmedia Exclusive

Keydmedia Exclusive - Keydmedia waxey fursad kuu siineysaa in aad ka Boggatit Dastuurka Soomaali ku muransantahay, waana Draft-kii ugu Danbeeyay.
Draft-kii ugu danbeeyey ee Dastuurka - Keydmedia Exclusive



Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.