Dhacda Ugub Ah - Sharif Salah Mohamed (Daawo Video)

DHACDA UGUB AH #34 - Amb. Sharif Salah Mohamed Ali waxuu ka mid yahay aqoonyahanada Gabaabsiga ah oo Soomaaliya wali u nool.
Dhacda Ugub Ah - Sharif Salah Mohamed (Daawo Video)

Authorka Buuga "HUDDUR and The History of Southern Somalia" wuxuu soo qabtay xilal kala duwan oo aan ka xusi karno sida: Ragtarka Jaamacada Umada Soomaaliyeed, Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladii Siyad Barre, Safiirka Soomaaliya ee Rooma, Safiirka Soomaaliya ee China, Safiirka Soomaaliya ee Ingiriiska... iyo iyo iyo.

Hadaba hadaa dooneysid in aad Taarikhdii Shalay ee Soomaaliya wax ka karoorsatit, yuusan ku dhaafin wareysigaan kulanka Taarikhiga ah oo dhexmarkay Sharif Saalah iyo Cali Saciid Xassan. Wareysigaan wuxuu qeyb ka yahay Barnaamijka Taxanaha ah ee "Dhacda Ugub ah" oo Keydmedia Asbuuc walba idiin soo Bandhigto si aad wax uga ogaataan Taarikhdiina.

Daawasho Wacan:

 

Keydmedia.net




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.