Dhul Badeedka Soomaaliya

Su'aal: Waa maxay farqiga udhaxeeya (Somali Territorial Sea) oo macnaha ah Dhul Badeedka Wadanka Soomaalida iyo EEZ” (Exclusive Economic Zone) oo macnihiisu yahay Aagga Dhaqaalaha ee Gaarka ah?
Maqaallo Keydmedia Online
Dhul Badeedka Soomaaliya

Waxaa maalinba maalinta kadambeysa sii xoogeysanayo qeyla dhaanta ka imaneyso Bulshaweynta Soomaaliyeed qeybaheeda kala gadisan, haba ugubadnaadeen aqoonyahaniintii, iyo waxgaradkii lasoo shaqeeyay Dowladihii hore ee Dalka soomaray kuwaas oo kadhiidhinaayo xadeynta lasheegay in loosameynayo Badda Soomaaliya 19 Dec 2011.

HADABA YAA KADAMBEEYA ARINTAN?

Waxaa inta badan culeyska saara in laxadeeyo Badda Soomaaliya (International Marine Organization) oo fadhigoodu yahay Magaalada London, sanadkiina mar lagu qabto, arintan xadeyntana waxay soo bilaabmatay Sanadkii 2008 markuu C/llaahi Yuusuf ahaa Madaxweynaha Soomaaliya.

Raggii Madaxda ahaa ee aadka ugu ololeeyay in Sharcigan EEZ laqaato oo xad cusub loo sameeyo waxaa kamid ah oo ugu daran Prof. Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi oo Sanadihii 2009 iyo 2010 olole ugujiray in laxadeeyo Badda Soomaaliya.

Waxaa kaloo kamid ah Wasiirkii hore ee Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr. Maxamed Macalin Xasan kaa oo la xaqiijiyey in u ahaa mas




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.