Dowladda Federalka oo lagu ‘qiyaami doona’ Wadahadalada ay la leedahay Somaliland?

Cabdullahi Ibrahim - Dowladda Federaalka oo ah midda matasha dalka iyo dadka Soomaaliyeed ayaa waxa ay wadahadalo kula leedahay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Maamulka Somaliland ee ka arimiya Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya, waxa ayna wadahadaladani u muuqdaan kuwa sii galayo marxalado adag oo u baahan in isha lagu hayo.
Maqaallo Keydmedia Online
Dowladda Federalka oo lagu ‘qiyaami doona’ Wadahadalada ay la leedahay Somaliland?

Waa wax fiican in ay Dowladda Federaalka la hadasho Maamulka Somaliland oo ka wakiil ah dadka ku dhaqan deegaanadaasi oo wax badan oo dulmi ah ka tirsanayey dowladdihii ugu danbeeyey ee dalka soo mara laakiin waa in ay wadahadaludu waxba u dhimin Midnimada iyo wadajirka Umadda Soomaaliyeed.
 
Khamiistii waxa ay wareeysatay Idaacadda VOA-da Laanteeda Af-soomaaliya Labada Nin ee kala hogaaminaya Labada Wafti oo kala ah Ex Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Guuleed iyo Wasiirka Arimaha Dibadda ee Maamulka Somaliland Maxamed Yuunis Biixi, Labadan nin ayaa aad u kala duwanaa nin waxa uu ahaa nin warkiisu cad yahay halka ninka kale uu ahaa nin warkiisu uusan cadayn iyo hadafkii ay meesha u yimaadeen.

Madaxa Waftiga Dowladda Federaalka ayaa u ekaa nin aysan la weyneyn Midnimada Wadanka,Mar la weydiiyey waxa ay ka filayaan Shirkan ayaa yiri kama hordhacayno taasoo ku tusayso in aysan meesha u imaan hadaf cad oo ay u socdeen. Mar kale ayaa la weydiiyey Midnimada Soomaaliya sidoo kale hoosta kama uusan xariiqin waana sababta igu kaliftay inaan maqaalkan qoro talona ka dhiibto wadahadalala ka socda Istanbul.
 
Wasiirka Arimaha Dibadda ee Somaliland oo hogaaminayo Waftigooda Isagu warkiisu waa uu cadaa waxa uuna sheegay in ay meesha u yimaadeen sidii looga wadahadli lahaa in la kala go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.