Dowladda oo ku fashilantay sugida Ammaanka! - Saraakiil ku dhintay Qaraxyadii

Muqdisho (KON) - Taliyeyaashii Saldhigyada Booliiska Wardhiigley iyo Shangaani ayaa kamid ahaa Dadkii ku Nafwaayay Weerarkii Xalay lagu qaaday Hotel Jasiira ee Magaalada Muqdisho.
Maqaallo Keydmedia Online
Dowladda oo ku fashilantay sugida Ammaanka! - Saraakiil ku dhintay Qaraxyadii

Afhayeenka booliiska Soomalaiya Col. Maxamed Yuusuf Cumar




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.