Dagaaladii Sokeeye: Maxaa Been laga sheegay!
Itoobiya ayaa xaqiijisay "guul Taariikhi ah" ka dib markii loo ogolaaday in ay ka mid noqoto howlgalka AMISOM ee ka socda Soomaaliya, waxa ayna sharciyad u heleysaa markii ugu horeysey joogitaankeeda Soomaaliya Iyadoo waliba lagu pay-gareynayo inta ay ka xaqiijinayso danaha ay ka leedahay dalkii la oran jiray Soomaaliya ee mar Iyada qatar geliyey.
Ku biiritaanka Ciidamada Itoobiya ee AMISOM ayaa ah go
Add comment
Comments