Federaalka Soomaaliya: Daawo Halis Badan Oo Gacanta Loo Geliyey Aabbe Mas’uul Ah..!

By Warsame Gaabane - Federalka Soomaaliya Dastuurkeeda lagu dhigey waan garaneynaa duruuftuu ku yimid iyo sida lagu keeney. Ma aheyn arrin si sax ah oo bulshadu ku wada qanacsantahey oo afti loo qaadey ku timid.
Maqaallo Keydmedia Online
Federaalka Soomaaliya: Daawo Halis Badan Oo Gacanta Loo Geliyey Aabbe Mas’uul Ah..!

Waa wax ku yimid gacan maroojin ka timid Soomaalida qaar iyo Shisheeye is kaashadey iyadoo laga faa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.