Gabadh Indha’la, oo Dhago’la, oo Aan Hadlin, Curyaan ah ayaa lagu Meheriyey! - Sheeko

Asad Adaani Ibraahim — Wuxuu ahaa Nin dhalinyaro ah wuxuu ag marayey Beer weyn dhinaceeda, waxa uu arkay xabad Tufaax ah oo Geed beerta ka mid ah ka soo dhacday. Xabbadii Tufaax ahayd ayuu cunay baahi markaasi haysay awgeed, markuu dhamaystay ayuu xasuustay in aanu iibsan, qofkii lahaana ka fasax qaadan.
Gabadh Indha’la, oo Dhago’la, oo Aan Hadlin, Curyaan ah ayaa lagu Meheriyey! - Sheeko

Wuxuuna ahaa Wiil ilaahay ku xidhan oo xalaal quud ahaa, wuxuu go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.