Halganka Lagu Hiigsanayo Gobonimo Buuxda oo Laga Doortay Gunimo

Dr. Saciid Ciise Maxamud — Aniga oo ku hadlaya magaca Xisbiga Dadka waxaan shacabka Soomaaliyeed u soo gudbinayaa hambalyada lagu xusayo Maalinta mudan farxada oo ah Kowda Luuliyo oo ku aadan sannadguurada 54aad ee ka soo wareegtey kadib halgan ay shacabka Soomaaliyeed isaga xoreeyeen gumeystaha reer Yurub oo madaxbanaanidooda ay ka xayuubsadeen 1960.
Maqaallo Keydmedia Online
Halganka Lagu Hiigsanayo Gobonimo Buuxda oo Laga Doortay Gunimo

Gobonimada la qaatay 1960kii waxey ahayd mid aan dhameyn, maxaa yeelay dalka hogaankiisa waxaa isaga dambeeyey madax heybta ka ah Soomaali, habdhaqankooduna ka liito maamulkii gumeysiga.

Inkastoo dalka uu helay aqoonsi caalamiya inuu yahay dal madaxbanaan, haddana marna ma suurtoobin in Soomaaliya ay gaarto madaxbanaani dhinaca siyaasada, dhaqaalaha iyo bulshada, waxaana sabab u ah madaxda dalka hogaamineysa oo aan maskaxda ka xoroobin, Shacabkana baday iney marxalado kala duwan ay soo marto oo dantooda ay u magangalaan u adeegida danaha shisheeye.

Wadamada shisheeye si ay u gaaraan danahooda waxey raadiyaan iskaashiga hogaamiyeyaasha uu dhintay damiirkooda wadaninimo, waxeyna talooyinkooda ay soo go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.