Horta, Talo Ma Qaadataa…? | Daawo Video

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Aqriso Qeybta Koowaad - Maqalkii hore Su´aashii aan kusoo xirnay waxay ahayd: Markay Arin kaa hortimaado, maxaad samaysaa, yaadse latashataa? Diinteenu waxay nafartay in markaan go´aan muhiim ah qaadan rabno aan samayno Sadex Tilaabo oo kala ah:
Horta, Talo Ma Qaadataa…? | Daawo Video
  1. inaan Dadaalo, arinta sifiican uga fikiro, sisax ah u miisaano Maskaxdeena ugu soo celcelino, dhinac-kasta kafiirino. 

Marnana aynaan ku degdegin inaan qaadano go´aamo aynaan si dhab ah uga fikirin, uga baraan degin, oo kuyimid laablakac iyo iska samee/ bal kufiiri (intaada falin kafiirso).

Xikmad af Carabi ahina waxay oranaysaa: (Degdegsiinyuhu wuxuu kayimadaa Shaytaanka, fikirka iyo kafiirsigana Rabbi baa faray).

Degdegaa wuxuu lamid yahay: Qof oroday isagoon fiirini waxa hortiisa yaala, waxaana badan inuu kufo oo jabo, kashalaayo, yiraahdana hadaan kafiirsan lahaa, tani iguma dhacdeen.

Fikirka dheer iyo kashaqaysiinta maskaxduna waxay tusaan Qofka, Go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.