Intee Hooyo Soomaaliyeed bey Arintaan ku dhacday? - Sheeko laga Naxo!

Maxamed Xusein - Xoolihii waa ba'een, Dhulkii waa angagay, samadii waxeey la ooysay Dhimashadii badneyd ... ABAAR, ABAAR, ABAAR ... Aamina waa Hooyo Somaliyeed, waxeey ka hadleysaa Qiso Naxdin iyo Murug badan oo soo gaartay ...
Maqaallo Keydmedia Online
Intee Hooyo Soomaaliyeed bey Arintaan ku dhacday? - Sheeko laga Naxo!

Waxaan ku barbaaray Tuulo Somaliyeed oo aad u Qurux badaneyd, Qosolka Caruurta iyo soo noqoshada Xoolaheena Casarkii Rajo weyn ayaan laheyn.

Kadib Dagaal ayaa bilaawday, dagaalkaas oo galaaftay Nolosha noola badan, dagaalka waxaa sii kaalmeyay Abaar.

Roob nooma da




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.