Internetka & Argagixisada Al-Shabaab

Cabdi Macallim - Isku dayga al-Shabaab ay ku mamnuuceeyso internetka xawaarahiisa sarreeyo ee fiber-optic-ga iyo adeegga moobiillada internetka leh ayaa caro kala kulmay muwaadiniinta Soomaaliyeed waxaana uu keenay in ay xukuumaddu soo saarto digniin culus.
Maqaallo Keydmedia Online
Internetka & Argagixisada Al-Shabaab

Hadal 8-dii January lagu baahiyay website-ka Al-Shabaab, ayay al-Shabaab ku dhawaaqday mamnuucidda internetka, iyada oo ku amartay shirkadaha isgaarsiinta in ay adeegga internetka ku joojiyaan 15 maalmood gudahood.

Hadalka ayaa sidoo kale loogu digay shirkadaha iyo shakhsiyaadka aan u hoggansamin amarkan in loo arki doono cadow laguna ciqaabi doono shareecada Islaamka.

Al-Shabaab ayaa ku sababeeysay xayiraaddeeda in hay




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.