Jen. Dhagabadan: C/weli Gaas waa Professor Qabyaalada ku Qalinjabiyay!

Muqdisho (Keydmedia) - Ra'isal Wasaraha Dowladda KMG C/wali M. Cali Gaas oo waayahaan danbe labistay Jubadda Kaaba Qabiilka, Khilaafkiisanah Qabiiliga ah si bareer ah banaanka ula yimid ayaa faragalin ku sameeyay Oday dhaqameedyada Soomaaliyeed oo uu kuwana xushay si ay ugu codeyaan kuwana Liiska ka saaray.
Jen. Dhagabadan: C/weli Gaas waa Professor Qabyaalada ku Qalinjabiyay!

Janaraal Cabdikarim Yusuf Dhagabadan iyo Ciidan uu wato ayaa Maanta Garoonka Muqdisho isku-hortaagay Ciidamo ka tirsan kuwa uu abaanduulka u yahay oo tiradooda lagu sheegay 30 iyo afar nin oo damacsanaa inay ciidankaas u dhoofiyaan Dalka Jabuuti si ay tababar gaar ah ugu soo qaataan halkaas.

Afarta Nin ee damacsanaa inay dhoofiyaan ciidanka ayaa kala ahaa sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowladda, nin Tarjumaan ah iyo Laba Nin oo Maraykan ah, kuwaasoo u sheegay Janaraalka inay fasax ka heystaan Ra




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.