Kismayo: “The new Jerusalem of Somalia”

Ila Tali Walaal - Sida ku Qoran Qoralkani [Halkaan ka Aqriso] waa marag ma doonoto in talada Kismayo ka go'in koox ama cid qudha, isla markaana muhim tahay in Jerusalam nabad lagu wado noolado, Kismayo iyo Kistaada"
Maqaallo Keydmedia Online
Kismayo: “The new Jerusalem of Somalia”

Hirsi Morgan, Bare Hiirale, Isbahaysigii Dooxada Jubooyinka ayaa horey ugu hungoobey Kismayo, Ahmed Madoobe Raaskambooni Boys & KFD darsi u ahaato, Nasib wanaag Prof Gandi, Farah Dawara, Yusuf Hagi & kooxda Nairobi ee Kismayo for Sale isku jiibaya, waxay hilmameen dadweynaha ogyahay riyadii ONLF? Kilalka 5aad Adis Ababa looga taliyo maanta? Lakin Kismayo ka mid tahay Somalia oo Muqdisho looga taliyo.

Umuda Somaliyeed ee ku nool Jubooyinka (Hawie, Dir, Digil & Darood) waxaa dan u ah inay taageeraan xalka dowalada, shir dibadaha lagu soo maleegay oo aan loo dhameen miro ma dhalo, Qurbo joogtana ka waantoowdo buumbunista xiisado aan jirin.

Beesha Daarod waa in ay fursad siyaan R/wasaare Shirdoon oo Nin karti & sharaf leh ah, qaasatan beeshiisa oo qilaafka jubooyinka qayb ka ah 30kii sano danbe, Somali uma fadhin doonto khilaaf aan dhaman.

Arintan waxay keeni kartaa in dowlada Shirdoon kalsoonida lagala noqdo, hadii ay taa dhacdana, Prime Minster Dir ama Digil ka soo jeedo la helo, oo xalka Somalia ee Kofur/Waqooyi kartideeda leh. Waxaa xusid mudan shirka London ee May 2013 priority tahay North/South issue, Juboyinka ku jirin agendaha.

Aqri article lagu soo Qoray Hiiran Online "Jubaland, why the rush?"

Dowalada Somalia waxan kula talin inay qabojiso mowjadaha colaada oo tixgeliso:

1. In Ciidamda Kenya laga saaro Kismayo sida kuwii Ethiopia looga saaray Muyqdisho 2008
2. In Ciidamda AMISOM Uganda/Siralion lagu badalo kuwa Kenya,  maadama ay netural ka yihin arimaha somalia.
3. In complain loo diro EU/dowalada Norway, barista shidalka badaha Somalia iyo tagerada koox Nairobi jogta joojiyo
4. In dowalada Kenya oo dekad calami Lamu ka wado, u arkin dekeda Kismayo mid suuqyada ku ciririsa, madaama Dubia Port
    qorsheynayso sidii loo casriyeen lahaa dekadaha Berbera, Bosaso, Muqdisho & Kismayo
5. In dowalada sameyso mashruuc dhaqaale oo qeyraadka Kismayo lagu maalgeliyo (beraha, xoolaha, kaluaysiga)
5. In dowalada qorsheyso qaabkii qaxootiga Kenya lagu soo dejiyo jubooyinka, mashruuc caalami oo millions $ ku baxa
6. In dowalada hesho kalsoonida ganacsatada Kenya degan oo dalkooda soo maalgeliyaan Kismayo, incentive la siiyo
7. In dowalda danjire qibrad & aqoon leh u soo magacowda Nairobi, Danjire Ali America intu xilka hayey Kenya waxay ku  
    xudgudbtay Somalia oo idil, wax qabadkiisana aad loo dhaliilay, (codsi loo diray MOFA Ms. Fowsiya) la sugayo xil ka qadis
8. Doorashooyinka Kenya wax weyn ayey ka badeli doona  xidhiidhka labada dowaladood ee Kenya iyo Somalia
 
Sidaa aawgeed PM Shirdoon wuxuu heystaa fursada uu kaga faa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.