Sidii, Labo Ardaal oo ku dagaalamaysa Gurigii ay Hantida Boolidda dhigteen!?

Salma Abdikarim Ayuub (Keydmedia Online) - Maxaa Khilaafka keenay? Maxuu ku salaysan yahay? Yaa khilaafka danu ugu jirtaa? Marka hore Bulshadee Labada is-maandhaafsan soo dooratay? Yaa kala saari doona? Yaa u garniqi doona? Ma dan guud bay isku dagaalayaan mise dan gaar ahaaneed? Jawaabaha Bulshada Keydmedia Online Akhrisata ayaa laga sugayaa.
Maqaallo Keydmedia Online
Sidii, Labo Ardaal oo ku dagaalamaysa Gurigii ay Hantida Boolidda dhigteen!?

Madaxweyne Shariif Axmad wuxuu wareegto Madaxweyne ku Magacaabay Gobollo Cusub, kalamana tashan Wasiirka Kowaad (Cabdiweli Gaas). Wuxuu dhallacsiiyay Saraakiil sarsare isagoon kala tashan Wasiirka 1aad iyo xubnaha kale ee Golaha Wasiirrada. Habka Dawliga ah ma waafaqsana xadgudubka Shuruucda Qaranka in wadatashi la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.