Labo Codleyn!...  Caado Soomaali Cadibatey!. Qeeybta 1-aad

Dr. Bashiir M. Xersi ( Italy) - Qormadii hore waxaan ku eegnay janjeersiga iyo qod u liicidda, waliba kiisa liitee laciifka ah, marna aan luufluuf iyo lugdambeedin lahayn, waaba orottan baarqabiyo afarqaadleyn lixaadsiya, dhan isu buusiddaasi Soomaalida meel xun bay dhigtay, cinwaanka qormaduna wuxuu ahaa: “Ninba Dhan u Badi”, haddaan shalay ka eegnay falka iyo ficilka, ama waxqabadka iyo waxtarka, kuna soo koobnay sida: “Xeromeerte, Xabaalbadiye iyo Xalqojooge”, waxaan maanta ka eegaynnaa dhinac kale, Innagoo isla mawduucii dabajoogna, waxaan ka eegeynnaa dhinaca dhihidda iyo hadalka, ama cida iyo dhawaqa, si aan u soo bandhigno afalxagalka oo xiran.
Maqaallo Keydmedia Online
Labo Codleyn!...  Caado Soomaali Cadibatey!. Qeeybta 1-aad

Horudhacaa gaaban ka dib, labo codleyntu ma ahan tilmaam wanaagsan oo qof lagu tilmaamo, haddana haddii laga fursan waayo ama qof mudnaado lagala gamban maayo, ugu yaraan waa in la farfiiqa mar quraba ha ahaatee,  wanaagsanaan la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.