Saacid oo ay Damjadiid ka Taqalustay!

Keydmedia Online - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah 02 December 2013, Maalintii Sadexaad ka doodayay Mooshiin qaar ka mid ah Xildhibaanada ay ka soo gudbiyeen Xukuumadda RW Cabdi Faarax Shirdoon.
Maqaallo Keydmedia Online
Saacid oo ay Damjadiid ka Taqalustay!

Keydmedia Online (KON) ayaa Aqristayaasheeda usoo bandhigeysay Wararka ugu dambeeyay ee Dooda ka socota Baarlamaanka Soomaaliya, si Toos ah (Live Blogging), waxaana soo tabinaayeen Labada Wariye ee Keydmedia Online u jooga Magaalo Madaxda iyo Wariyeyaal Madaxbanaan oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Xildihibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sadex Maalmood ka doodayay Mooshin ka dhan ah xukuumadda, waxaana mooshinka u codeeyay 184 Xildhibaan.

Mudanayaasha Baarlamaanka Somaliya ayaa Kalsoonidii kala noqday Ra




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.