Mahiga Maafiyoow Ahaay Mudug Ka Doortay Muqdishow!!

Reer Muqdishow waxaa la soo gaaray xiligii shacabka dibada u soo bixi lahaa muujin lahaa in aay diidan yihiin Maafiyada reer Muduga iyo Mahiga,wax qarson ma jiro reer Muqdisho rajadii soo celinta nabada iyo wadanoolaanshaha umada xamar degeni waxaa hortaagan Maafiyada kor ku sawiran oo u soo tafa xeeytay in xamar aay ku soo noqoto gacantii hogaamiye kooxeedka.
Mahiga Maafiyoow Ahaay Mudug Ka Doortay Muqdishow!!

Mahiga waxaan leenahay reer Muduga oo kaliya Somali maaha balse inta ku nool Mudug tiradooda kama badana inta kunool Bay oo uu ka soo jeedo shariif “ Sakiin “aleesha shubaya ee aanan ogeeyn halka loo socdo iyo halka laga yimid,waa murugo horleh in dalka la geliyo gorgortan siyaasadeed oo guracan iyo gobolo aanan shacabka degeni uu yahay 0,1 % Puntland iyo Baraxleey marka loo fiirsho tiro ahaan dadka Somali iyo goboladiisa.

Waxaan aad ugu digayaa una sheegayaa in kuwa Xaqooda la duudsiyay ee koonfurta Somalia degeni dastuurka qabyada ahi in uu yahay mid ku saleeysan gobolo balse aanan marna lagu saleeyn tirade shacabka degen,tusaale Puntland shacabka degeni tiradiisa waxaa ka badan midka Sh.Hoose hadaba side loo dhihi karaa waa dowlad goboleed halka Sh.Hoose aay weli tahay hal gobol.

Xagee laga keenay qaacidada goboleeysiga,waa qayaano,sidaasi darteet waxaan leeyahay dastuurka qabyada ahi waa qayaano Qaran iyo mid umadeed, Puntland waxaa aay sameeysay degmooyin cusub oo aanan Somalida inteeda kale ogeeyn sida oo kale Somaliland akhristow dhici meeyso in qolo walbaa waxa aay ku riyooto sameeysato balse Somali weli xaqiiqda uma soo daadegin.

Mafiyada reer Muduga waxaa aay hormuud ka yihiin Afduubka Maraakiibta ee xeebaha Somali, khilaafka xubnaha Dowladda Soomaaliya sabbabta oo ah Sh.Sakiin waxaa gadaal ka jooga Jangeli,Xasharo,Jurile Casho.

Carabdheer, waxaanse aad ula yaabay markii Sh.Sakiin uu Kenya u soo kaxeeyay Indhacade waxaan Tv-ga ka aragnay sidii caruurtii iyada oo uu gacanta ka yahay indhacade ina Qorsheel,Xassan Abshirna iyo Xildhibaan Axmed Cawad Xasharo iyo waxii ka yimid Puntland oo dhunkanaya oo leh Geesigii Sheekh Shariif diiday ayaa yimi sow Indhacade dad u adeeg maaha haaaaa xaqiiqdii.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayuu ahaa ninkii kaga dhawaaqay dalka Burundi ergayga cusub ee u fadhin doona Qaramada Midoobay dalka Soomaalia Thursday, 10 June 2010 08:09 Augustine Mahiga oo ah nin u dhashay dalka Tanzania,waxaa laga joogaa magacaabistiisa mudo sannad ah balse haddii aad dib u milicsato akhristow inta goor ee uu tahay Muqdisho iyo Puntland aad ayeey u kala badan tahay.

Su




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.