Wiil uu ‘dhalay’ Xasan Sheikh oo kamid ahaa Raggii Weeraray Madaxtooyadda

Keydmedia Online — Afar Maalmood kadib Weerarkii lagu qaaday Madaxtooyadda, wali waxaa jira Su'aallo wali furan. Macluumaad ay heshay Keydmedia Online ayaa banaanka usoo saaraya War la doonayay in uu Qarsoodi ahaado.
Maqaallo Keydmedia Online
Wiil uu ‘dhalay’ Xasan Sheikh oo kamid ahaa Raggii Weeraray Madaxtooyadda

Weerarkii Todobaadkii hore lagu qaaday Madaxtooyadda Shaki kuma jiro in uu ahaa mid aad looso Qorsheeyay, laakiin ilaa iyo hada Warbaahinta lama siin Warar Faah-faahsan, walina Xukuumaddu kama aysan Jawaabin Su




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.