Muqdisho 1992 & Muqdisho 2012 - Daawo

DAAWO VIDEO CUSUB (Keydmedia) - Muqdisho sideey ahayd 1992 iyo sideey noqotay kadib markii Qandaraas lagu siiyay Burburinteeda - C/llahi Yusuf-Itoobiya, Shabaab iyo Amisom.
Maqaallo Keydmedia Online
Muqdisho 1992 & Muqdisho 2012 - Daawo

Daawade waxaad arkeysaan: Dariiqa dheer ee Warshadaha, Saraha Caymiska, Ex-Kontroll Muqdisho, Isbitaal Banaadir, Aragtida guud ee Masaajidka weyn ee Isbaheysiga, Wasaarada Arimaha Dibada, Wasaarada Qorsheynta Qaranka, Sarta Soobe, Wakaalada Hargaha iyo Saamaha.

Barxada Lambar Afar, Hotel Naasa-Hablood, Shaneemo Ekwaatoore iyo Taalada Axmed Gurey oo Taxi-yo hordhoobanyihiin, Sarta Tahliil Warsame, Xarunta Somali Airlineys iyo Aragti Mahcadka Farsamada (Politecnico) oo ey Dowlada Kuuriya (Korea) ee Shacabka Soomaaliyeed u dhistay.

Daawade ma ogeyd iney Taxi-yada magaalada Muqdisho Guduud iyo Jaale ahaayeen? Una badnaayeen Baabuurta lagu magacaabi jiray 124 (Centoventiquattro)

Daawasho Wacan!




Daawo Qeybihii kale Barnaamijka No Comment ee Keydmedia






Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.