SUGAAN TAARIIKHEED #1 - Muqdisho Iyo Isbadalka Ka Dhacay (Dhageyso)

Barnaamijka Sugaan Taariikheed Qeybtiisa Koowaad "Muqdisho Iyo Isbadalka Ka Dhacay" waa Barnaamij gaar ah oo qaar kamid ah qurba joogta Soomaalidu ku cabirayaan dareenkooda ku aaddan Isbadalka ka dhacay Muqdisho.
Maqaallo Keydmedia Online
SUGAAN TAARIIKHEED #1 - Muqdisho Iyo Isbadalka Ka Dhacay (Dhageyso)

Barnaamijkaan waxaa idiin daadihinaya Suxifiga Caankaa Mudane Khadar Maxamed Xaashi "Huruuse" oo mar walba idiin soo Gudbin doona Barnaamijyo ku dheehan Taariikhda, Suugaanta, Hidaha iyo Dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed. Kala soco Marwalba Keydmedia.net

Dadka xog warsigaan ka qayb qaadanaya ayaa shegay in la joogo xilligii dib loo dhisilahaa Caamisidda Soomaaliya ee Xamar.

Muqdisho oo labaatan sano ay ka socdeen dagaalo sokeeye waxaa dhawaan socdaal ku gaadhay wafti uu hogaaminayo Ra




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.