Qiimaha Amaanada! // Jiim & Shirkadii

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Maalin maalmaha kamid ah ayuu Odaygii Shirkada iska lahaa, ee Duqa ahaa kufikiray inuu nasto, shaqadana udhiibo mid kamid ah Raga da´dayar, ee Shaqada bartay.
Maqaallo Keydmedia Online
Qiimaha Amaanada! // Jiim & Shirkadii

Mana rabin inuu Shirkada dhaxalsiiyo mid kamid ah Wiilashiisa, ama kuwa ay sii dhaleen.

Wuxuuna isugu yeeray Ragii maamulayay waaxyada Shirkada oo dhan, wuxuuna dhexdhigay Qarkan culus "Anu waan Shaqo gabay, Shirkada Maamul-keedana waxaan udhiibayaa mid idinkamid ah". Waxaana idiin dhiibayaa Imtixaan, waxaana isku soo laaban doonaa halsano kadib.

Waxaan idiin keenay Abuur qiimo badan oon Sigaar ah usoo dooray, qofwalba waxaa lasiinayaa Hal abuur ah, waxaana laydin karabaa inaad aad udryeeshaan, si




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.