R/wasaaraha Haddii uu-san Waalneen waa Xishoon lahaa - by Dr. Ali. A. Hirabe

Dr. Ali. A. Hirabe - Barnaamijka Cusub ee uu wato Cabdiweli waa mid laga dhaxlay Cabdullaahi Yusuf oo aanan biyo lagu dhaqin, waxaa umada aay la yaaban tahay hab-dhaqanka R/wasaare C/weli oo aad mararka qaar is leedahay sow ninka ma xishooda miyaa?
Maqaallo Keydmedia Online
R/wasaaraha Haddii uu-san Waalneen waa Xishoon lahaa - by Dr. Ali. A. Hirabe

Xishoodka waa Qeyb ka mid ah iimaanka weliba xishoodka waa wax lagu amrri jiray xitaa ummadihii naga horeeyey, haddii aad dib u fiiriso waxaa uu ahaa nin mucaarad ku ah maxkamadihii dalka ka hanno qaaday 2006 waxuuna xiligaas u ololeeyn-jiray kuna faraxsanaa gumaadka Ethiopia ee magaalada Muqdisho iyo hogaanka C/aahi Yusuf oo Qabiiliga ahaa.

Dib u aqri maqaalka magaciisu yahay Prof Cabdiweli weli maxaa u wehliya Aqoontiisa 1,2,3, waxaa umada ogtahay shirkii Garowe in uu ahaa mid xaaraan ah sabbabta oo ah Somali oo dhan kama soo qeeybgelin, qodobada ka soo baxay waa kuwa aay mudneeyd in xildhibaanada baarlamaanka ku meelgaarka ahi go




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.