‘Saxaafaddeena’ ha isku xishooto!

Cabdullaahi Ibrahim — Warbaahinta Soomaalida runti waxaa la dhihi karaa waa Horumarka ugu weyn ee ay Soomaalidu ku talaabsatay Labaatankii Sano ee la soo dhaafay, iyadoo la og yahay daruufaha ay ku nooshahay Soomaalida.
‘Saxaafaddeena’ ha isku xishooto!

Inkasta oo ay horumar weyn ku talaabsatay guud ahaan Warbaahinta Soomaalida siduu Caalamkaba qiray hadana waxaa jira dhaliilo badan oo u baahan in la saxo, kuwaas oo ay sababeen burburkii ku dhacay Dowladdi Dhexe iyo waxyaabihii ka dhashay burburkaasi tusaale ahaan markii ay dhacday Dowladdu waxaa meesha ka baxay wax alaale iyo wixii hagaayey Saxaafadda.
 
Dhaliilaha hasta guud ahaan Saxaafadda Soomaalidu wey tiro badan yihiin, Waxaana ka mid ah aqoonyari haysata dadka ka shaqeeya Saxaafadda iyo ku dhaqmid la




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.